This system enables you to create new Election and enables the voters to vote those elections, this system is online based system created by PHP and MYSQL
system-kaan waxaa loogu tala-galay cod bixinta dooroshoyin-ka yaryar in lagu maamulo, system waa qaab online ah lagana soo geli garo meel walbo iyo device walbo system waxuu ku dhisanyahay (PHP,JS,HTML,BOOTSTRAP,MYSQL), project-gaan waa open source oo waa ka qeeyb qaadan kartaa dhisitaan-kiisa.
marka hore waa inaad taqaana github isticmaal-kiisa iyo sida wada shaqeeyn loogu sameeyn karo github, taas waxay kaa caawinaysaa inaad ka qeeyb qaadato project-gaan,
si aad ugu qeeyb qaadato steps-kaan raac
- Project-gaan (fork dheh) yacnii ku copy-grayso github-kaaga
- Kadb Markii aad copy-greeysatid, Dagso oo kushubo computer-kaaga
- Waa Inuu Kugu Jiraa Localhost Servers (XAMP)
- Kadib Waxaa Kicisa XAMP kadibna Kudhufo (php/myadmin)
- kadib Waxaa sameeysaa database lagu magacaabo (Voting)
- KADIB Waxaa Ku Dhufata Tab-ka Import Ay Ku Qoaranatahy
- Then Waxaa soo Qaadata File-ka Magaciisa Uu Yahay (Voting.sql)
- Then Run
- Kadib Tijaabi Project-ga inuu Shaqeenayo Adiga isticmalayo (LocalHost)
Wax Yabaha lagaga baaahanyhy haddii aad project-gaan ka qeeyb qaadanaysid
- waa inaad si wngsn aad u taqaana github si uu conflict udhicin
- Issue Iyo PullRequest Waa Inaad Sameeyn Kartaa
- Waa Inaad Lasocotaa Updating-ka Ku dhacaya Main Repository Haddii Aad Wax Cillad ah lakulantana Main Collb-ka Waa Inaad la Xariirtaa
THERE IS NO SCOPE, ITS INCREMENTAL FEATURE! #CONTRIBUTERS ONLY ONE CONTRIBUTER IS ACTIVE
Tel - 252-683533247 Email: abdulrahmandev10@gmail.com