The 2 Week’s Tasks discussion place #7
Replies: 14 comments 18 replies
|
@sharafdin saaka waxaan qabanaya aniga oo @faaraxcabdulaahi iyo @shiinedev samaynta homepage iyo aboutpageka, insha allaah waxaana rajaynaynaa inaan dhanka tayada xooga saarno, waayo soomaalidu waxay tiraahdaa safar meequu maqnaadaa lama yiraahdee, muxuu siday baa la yiraahdaa, markaa waa kaas xaalku |
|
Sidoo kale insha allaah waxaan isku dayaynaa inaan xooga saarna dhanka collaborationka, si aan ugu tababarano habkaas. |
|
Anagoo ka faaiidaysanaynaa featureska kala duwan ee uu bixiyo githubku, gaar ahaan disucssionka. |
|
Sidoo kalana isbuucaan shaqooyinka aan qabananayo, sidoo kale wixii warbixina ama suaalo ah oo la xiriiro, waxaan iskula wadaagi doonaa disucusionkaa, oo loo asteeyay in wada sheekaysi, afkaar isla wadaagsi iyo suaalo iwm, la isku la wadaago. |
Fcn eng dhanakag kwnrn manta waxa so dhisay about pageka marka howsha wali wa bilaw marka inan waqtigena ka fa`ideysano ayan rajeyna eng @faaraxcabdulaahi |
|
Mash'Allah Guys, Shaqo Fiican ayaad Qabateen runtii hore usii wada i hope project-gan inu idin noqon dono inaad kubarataan wax yaabo badan waliba reactjs iney idin fariisato insha allah |
|
Sido kale legendka @Omar-Tood waxaa uu ila xaliyay cilada xaga routingka iga haystay |
🗂️Project Progress - Work 1 in the projectWe have successfully completed the development of the Home Page and About Page as part of our project. This marks the completion of our Day One task. Completed Tasks
Team Members Involved
Features ImplementedHome PageNavigation Bar: Links and login button.
About Page
|
|
Berri subax oo 16 febraury 2025, shaqadaas ayaan aniga oo @faaraxcabdulaahi ah iyo eng @shiinedev kala qaadanayaan, kana shaqaynaynaa berri subax oo axad ah, marka ilaahay hanoo fududeeyo |
|
@sharafdin @Omar-Tood Soo duceeya niman yahow, idinku ilaahada waxba la idinkama hayee, |
🗂️Project Progress - Work 2 in the projectWe have successfully completed the development of the Authentication (Login & Register) and Electric Billing Calculator as part of our project. This marks the completion of our Day Two task. Completed Tasks
Team Members Involved
Features ImplementedAuthentication (Login & Register)
Electric Billing Calculator
|
|
Maanta oo 17 febraury 2025, shaqadaas ayaan aniga oo @faaraxcabdulaahi ah iyo eng @shiinedev kala qaadanayaan, kana shaqaynaynaa maanta oo isniin ah, marka ilaahay hanoo fududeeyo |
|
you guys are cooking Masha'Allah! |
🗂️Project Progress - Work 3 in the projectWe have successfully completed the development of the Add Active Route Logic and Styling and User Profile Management as part of our project. This marks the completion of our Day Two task. Completed Tasks
Team Members Involved
Add Active Route Logic and Styling
User Profile Management
|


Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
Asc @shiinedev ii waran ? mida kale ka waran shaqada aad qabatay ?
All reactions