dhaqsoPay extension design #14
Closed
hayle01
started this conversation in
dhaqsoPay Extension Developers
Replies: 4 comments 2 replies
aniga ahaan waa 80% done. lakin dark mode ka page ka cadiga wali waa cadaan ama light kaliya dashboard ka ayaa is bdalay. |
0 replies
|
legenow deisgns kaaga waa fadhiyaa. |
0 replies
|
mida kale 252 inee is badasho mahan oo wax is bedelaayo inuu noqdo mahan. sido kale based on company-ga uu doortay waa in loo sii diyaariyaa prefix kiisa sida, hormuud -> 61, somtel -> 62 |
2 replies
|
M.a design-ka wuu diyaarsanyhy |
0 replies
Sign up for free
to join this conversation on GitHub.
Already have an account?
Sign in to comment

Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
waxaan design gareeyay qayb ka mid ah extension-ka waxaan jeclaan lahaa inaad ila aragtaan haddi aan qaadan karno
figma file
https://www.figma.com/design/NYHcgHxMiTQpBw1w2nsN2h/dhaqsoPay?node-id=0-1&t=x79gfbo101aBpMBt-1
All reactions