Enhance Extension UX with Popup Animations #61
Replies: 2 comments 2 replies
|
Eng arinkaasi cool waye sidaas ka dhiga aqyaarta Insha'Allah!. @dugsiiyeinc/dhaqsopay-extension-developers |
1 reply
Eng waa sii fiican sidaas ka dhiga I think in loo baahanyahay in kaligaa aad samaysid inta kale waa lagu dabaqi karaa |
1 reply
Sign up for free
to join this conversation on GitHub.
Already have an account?
Sign in to comment
Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
@sharafdin
@dugsiiyeinc/dhaqsopay-extension-developers
Eng Sharafudiin iyo Asxaabta kale ka warama markii ay pops soo baxayaan hadii animation aad ku dartaan, si dhamaanteen aan uga wada sinaano inaan animations ku darnay qaaybaheena popUpska ah.
Screencast.From.2024-11-26.21-32-41.mp4
All reactions