Agreeing on Default Width and Height for Popups #64
Closed
faaraxcabdulaahi
started this conversation in
dhaqsoPay Extension Developers
Replies: 2 comments
|
@hayle102 akhii arinkaas ka discuss gareeya oo isla fadhiisiya Insha'Allah! |
0 replies
|
Asxaabta waxaan ka cudur daaranaya dib dhaca igu yimid ka raali noqda. waxan idn soo gudbinaya cabirada saxda ah ee extension-ka General or container width: 361px modal width and height: height wuxu la socon doona xogta uu soo bandhigi doono modal-ka waxaad ku dari kartaan wixi fakarkiina ah oo ah in laga wayneeyo ama laga yareeyo so dhowaada. |
0 replies
Sign up for free
to join this conversation on GitHub.
Already have an account?
Sign in to comment

Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
@sharafdin
@dugsiiyeinc/dhaqsopay-extension-developers
Asxaabta cabir intee le'eg ayaan ka wada dhigana popUpka ?
All reactions