Replies: 2 comments 2 replies
|
@ahmedkaal Sida caadiga ah ma habboona, laakiin Git wuu kuu oggolaanayaa haddii aad si taxaddar leh u wada shaqeysaan. Haddii qof walba ka shaqeynayo qayb kala duwan isla file-ka, badanaa dhibaato ma jirto. Laakiin haddii la taabto isla qaybta, merge conflict ayaa dhici kara. Taas darteed waxaa fiican in qayb kasta lagu qoro file u gaar ah oo qofwalba file gooni ka shaqeeyo. Ogowna hal file hadaad ka shaqeyneysaan inta badan cilad baa dhaca sababtaana ah in line-ka uu is badalaayo marka qeybaha sare wax laga badalo, taas oo conflict dhalineysa. |
1 reply
|
Haa, way suurtagal tahay Laba qof way ka shaqayn karaan isku file hal mar, iyagoo ku kala jira laba branch oo kala duwan — sida tusaalahaaga: mid header, mid footer |
1 reply
Sign up for free
to join this conversation on GitHub.
Already have an account?
Sign in to comment
Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
Uh oh!
There was an error while loading. Please reload this page.
SU'AASHAN WAA OPEN QOFKII WAX KA FAHAMSAN HAINOO FAIDEEYO :
hal file halmar laba qof maka wada shaqeyn kartaa ayagoo labo baranch ku kala shaqeenaaya ? Faahfaahin..
Tusaale:
Midna inuu header ka shaqeeno midna footer ka shaqeeyo oo kale
FG : HADDII AAN KA HORDHACAY OO AY INOO SOO SOCDAAN CASHARO COLLABORATION AH WAAN KA CUDUR DAARANAAYAA
CODSI: HADDII AANY KU JIRIN IN LAGU SOO DARO INSHA-ALAAH
All reactions